Underneath your vitriol

You who judges me are more affected by the judgement you pass, than I am by being judged. The shadow you wish to cast over me with your invalidating remarks aren’t going to last an afternoon, but the darkness that expelled such shadows is engraved in you.

 You, you who hates me for my covered curls, my two syllable foreign name, my golden complexion – attempt to strike fear in me by letting off the roar of a lion in whose cage you are. The roar might startle me for an instant, but my steps will soon remove me beyond the reach of your hysterical screeches as the lion turns against you, devouring you. You drum up the appetites of demons you cannot feed, and cannot let loose on those you hate. You were duped by your ignorance and sold into slavery by your fears. 

You seek refuge in a maximum prison from the dangers of others not knowing that the biggest danger of all is your cellmate.

An old Somali proverb says : Fulay hooskiisa ka diday 

A coward fleeing from his shadow 

King of Hearts

image

Inkastoon isku wacneyn
Ood dabeecad macaantahay
Kol hadaad been badantahay ama aad aragti gaabantahay
ku khasaarnay sheekada
*
Maahsigaaga inanyahow
Qalbigu wax yeeloo
Qodax weeye igu mudan
*
Qalbigii ku raacaa
Khaladka oo dhan saaraye
Hadii aan qorsheynkaro
Caashaqa qudhisaba
Qeyb kaama siiyeen
*

~ heestii Ilkacase aheyd ‘Qarni’ ee aan yara bedeley 🙂

Maxaa jira?

Meeshaan waxaa ina keenay oo aasaageena naga reebay waa khayaano
Nafteena aan khayaanay
Rabbigeen aan khayaanay
Walaalaheen aan khayaaney
Waddamadii caawimaada inoo yaboohay aanu khayaanay

Saa dhulkii baahsana baa inalagu ciriiriyey
Kenyadii aan iska joogi jirnay waa la inaga bara kiciyey oo sharci darro awgeed
Galbeedka aanu lacagta ka daldalan jirnay waa la adkeeyey

Waddankii kuwii ku sugnaana amni darro iyo walbahaar bay la joogi waayeen

Derriska amu noqdaa kii ku dhaca birri ka maalin?
Macalin dugsi amu noqda kii meel qarxiya?
Wiilkaad eedada u aheyd amu burcadka ku biira?
Gabadhaada amay tahriib damacdaa oo magafe u gacan gasha?

Xasilooni darrada maxaa inagu wacan?

=Afeef iyo adkeysi darro.Eeda cid kale baa leh. Mas’uuliyada cid kale baa leh. =

No more posts.