Maxaa jira?

Meeshaan waxaa ina keenay oo aasaageena naga reebay waa khayaano
Nafteena aan khayaanay
Rabbigeen aan khayaanay
Walaalaheen aan khayaaney
Waddamadii caawimaada inoo yaboohay aanu khayaanay

Saa dhulkii baahsana baa inalagu ciriiriyey
Kenyadii aan iska joogi jirnay waa la inaga bara kiciyey oo sharci darro awgeed
Galbeedka aanu lacagta ka daldalan jirnay waa la adkeeyey

Waddankii kuwii ku sugnaana amni darro iyo walbahaar bay la joogi waayeen

Derriska amu noqdaa kii ku dhaca birri ka maalin?
Macalin dugsi amu noqda kii meel qarxiya?
Wiilkaad eedada u aheyd amu burcadka ku biira?
Gabadhaada amay tahriib damacdaa oo magafe u gacan gasha?

Xasilooni darrada maxaa inagu wacan?

=Afeef iyo adkeysi darro.Eeda cid kale baa leh. Mas’uuliyada cid kale baa leh. =

Respond to Maxaa jira?

Fire away!

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s